Ahmiyadda xasilloonida Soomaaliya u leedahay Amniga Geeska Africa

Calanka Soomaaliya

Qaar ka mid ah safiirada dalalka shisheeye u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay 62-guurada ka soo wareegatay markii ay Soomaaliya xorriyadda ka qaadatay gumeysteyaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska, ayaa sidoo kale sheegay in xasilloonida Soomaliya ay muhiim u tahay amniga guud ee gobbolka Geeska Africa.

Wariyaha VOA Khadar Mahmuud Xareed ayaa warkan ka soo direy magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Kenya oo ka hadlay ahmiyadda Soomaaliya ee gobolka