Muqdisho —
Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayay maanta u ahayd maalintii ugu horeysay ee uu xafiiska fariisto, waxaana muddo 30 cisho gudahood ah laga sugayaa inuu soo dhiso xukumad uu sheegay inay noqon doonto mid tayo leh oo wax ka qaban karta caqabadaha horyaala Soomaaliya.
Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixin ay arrintan ku eegeyso nooga soo dirtay Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan dhismaha golaha wasiiradda ee Ra'isul Wasaare Xamsa Barre.mp3