Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo booqasho ku jooga Washington DC

Abdullaahi Osman Geeljire

WASHINGTON DC - Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland ayaa maalmahanba ku sugnaa magaaladan Washington DC, ee caasimadda dalka Maraykanka, waxaanay kulamo la yeesheen Safiirka Maraykanka ee Somalia iyo xubno kale oo ka tirsan dawladda Maraykanka.

Cabdilaahi Cismaan Geel-jire, oo ah guddoomiyaha Abaabulka iyo wacyi galinta xisbiga Wadani, ayaa Sahra Ciidle Nuur, uga waramay ujeedada Socdaalkooda iyo aragtoda xisbi ahaan ee ku aadan muranada siyaasiga ah ee haatan ka aloosan Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga: Cabdullaahi Cismaan Geeljire