Mashruuc casri ah oo lagu horumarinayo wax soo saarka beeraha oo laga hirgeliyay Hiiraan

Mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka beeraha, kaasoo beeraleyda u sahlaya inay si fudud ku waraabiyan beerahooda iyagoo adeegsanaya tamarta cadceeda ayaa laga hirgeliyey deegaanka Bacaad ee duleedka magaalada Baladweyne.

Mashruucan waxaa hirgalisay hay’ada Save the Children, sida uu kusoo warramayo weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Mashruc lagu horumarinayo beeraha Hiiraan.mp3