Warbixin ku saabsan qaxootiga Itoobiya iyo Yemen ee ku nool Hargeisa iyo Boosaaso

World Refugee Day

Mas’uuliyiinta Somaliland sheegay inay dadka Qaxootiga ah ee ku sugan gudaha Somaliland ay helaan adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada, iyadoo dhinaca Puntland ay soo kordhayaan tirada qaxooriga u dhashay dalka Yemen.

Wariyeyaasha VOA-da ee Hargeysa iyo Booasaaso Khadar Maxamed Cakule iyo Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan qaxootiga Itoobiya iyo Yemen ee ku nool Somalia