Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa soo jeediyey in la soo dhamaystiro metelaadda gobolka Banadir

Cabdi Xaashi Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya

MUQDISHO - Waxaa mar kale soo noolaatay doodda ku saabsan in Gobolka Banaadir uu helo metelaadda uu ku leeyahay baarlamaanka Soomaaliya, dooddaas oo ay horey u soo jeediyeen madax kala duwan.

Hadalka u dambeeyey ee taageeraya xaqiijinta maqaamka Muqdishu ayaa ka yimid guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi sida uu kusoo warramayo Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Maqaamka Gobolka Banaadir