Boqolaal caruur Soomaaliyeed ah oo ku dhow in ay macluul u dhintaan

Abaarta baahansan ee haatan ka taagan Geeska Africa ayaa meelaha ay sida weyn ugu dhufatay waxaa ka mid ah Soomaaliya, iyadoo kala bar dadka Soomaaliya ee lagu qiyaaso 16-ka milyan ay wajahayaan xaalad bani’aadnimo oo adag.

Hay’adaha gargaarka ayaa sheegaya in boqolaal caruur Soomaaliyeed ah ay qarka u saaran yihiin inay macluul u dhintaan. warbixin ay VOA arrintan ka diyaarisay waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Hay'adaha Gargaarka oo sheegay in caruur ay qarka u saaran yihiin inay dhintaan