Qaxootiga xeryaha Dhadhaaab oo aragtidooda ka dhiibtay magacabista Raisul Wasaaraha cusub 

Qaxootiyada Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa soo dhaweeyay magacabista Raisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Hamsa Cabdi Barre.

Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab kasoo direy Wariyaha VOA-da Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogool.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxootiga xeryaha Dhadhaaab oo aragtidooda ka dhiibtay magacabista Raisul Wasaaraha cusub