JIGJIGA - Shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Somaalida Ethiopia ayaa si weyn u soo dhoweeyey magcaabista Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, taas oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xalay fiidkii u magcaabay in Xamse Cabdi Barre uu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
Weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa warbixintan Jigjiga ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Aragtida Shacabka Jigjiga