Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo baaq deg-deg ah kasoo saaray xaaladda abaaraha 

AAW

Degmada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan oo ay horay u go'doomiyeen ururka Alshabaab muddo haatan laga joogo sagaal sano ayaa waxaa lagasoo deyrinayaa xaaladda nolosha dadka halkaasi ku nool.

waxaaa dhibaatada cusubi ay tahay in boqollaal qoys oo ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya ay gudaha magaalada Kusoo barakaceen.

Maanta ayaa waxaa Buula burte booqday wafdi ka socday dowladda Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan hey'adaha gargaarka ee Qaramada Midoobe, sida uu warbixintaan kusoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan safarka Cabdiraxmaan Cabdisharkuur ee Buuloburte