Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay nooca Ra’isul Wasaaraha laga sugayo Xassan Sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Muqdisho —
Madaxweynaha Xassan Sheekh Maxamuud ayaa weli laga sugayaa inuu soo magacaabo Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaana qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho oo ayaa aragtidooda ka dhiibteen nooca Ra’isul Wasaare ee ay filayaan.
Seynab Abuukar Maxamed ayaa makaroofanka la dhex qaadday.