Nabaddoon ka mid ahaa ergadii doorashooyinkii Galmudug oo la dilay
Galmudug
Muqdisho —
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in mid ka mid aha nabadoonnada ka qaybgalay doorahsooyinkii ka dhacay mamaul goboleedka Galmudug la dilay maanta.
Warbixintan waxaa inoo soo diray mar kale Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Mid ka mid ah erdadii doorashooyinka Galmudug oo la dilay