Guddoomiyaha Xisbiga Wadani oo Sheegay in Gurigiisa la Weeraray

Xirsi

Xirsi

Gudoomiyaha xisbiga Wadani Xirsi Xassan ayaa sheega sheegay in gurigiisa la soo weeraray, isaga oo weerarkan ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga. Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa eeddan jawaab ka bixiyay, isaga oo iska difaacay eedaha kaga yimid Guddoomiyaha Xisbiga Wadani.

Sagal Mustafe ayaa warkan ka soo dirtay Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warkan oo dhameystiran