Sababaha keenay in uu baaqdo mudaaharaadkii xisbiyada mucaaridka Somaliland

Somaliland Political Parties leaders

Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa daboolka ka qaaday in ay hakiyeen mudaharaadkii ay maanta oo Sabti ah hore ugu baaqeen taageerayashooda. Tallaabadan ayaa timi kadib markii ergo isugu jirta bulshada qaybaheeda kala duwan ay dhexdhexaadin ka galeen muranka xukuumadda iyo Xisbiyada.

Warkan waxa Hargeysa ka soo dirtay Sagal Mustafe Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Mudaaharaadkii mucaaradka oo baaqday