Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaallamay J.Hoose

Ciidamada Jubbaland

Ciidamada Jubbaland

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay xabad joojin kala dhex-dhigaan beelo shaqaaqo hore ugu dhex martay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose kuwaasi oo ay dad ku dhinteen.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Juballand oo heshiis dhex-dhigtay beelo shaqaaqo dhex martay