Tirada carruurta nafaqo darrida u geeriyooneysa oo sii korortay
FILE - Internally displaced Somali women carry their children as they wait for malnutrition screening at the Dollow hospital in Dollow, Gedo Region, Somalia, May 24, 2022.
Muqdisho —
Abaarta Soomaaliya ka jirta awgeed, waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordheysa tirada carruurta shanta sano ka yar ee u geeriyoonaya nafaqo darrida ay keentay gaajada.
Isbitaalka carruurta Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaa is-dul-tuban carruur aad u liidata oo abaartu ay raad ba’an ku reebtay.
Wariyaheenna Jacfar Kuukaay ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan innoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Tirada carruurta u geeriyooneysa nafaqa darrida oo korotay