Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka furmay shir caalami ah oo lagaga hadlayo nabadda iyo dowlad-dhiska Afrika. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya madax iyo ergo ka socota in ka badan 15 waddan.
Wariyaha VOA ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakulle ayaa warkan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Hargeysa oo martigelisay shir ay ka qeybgaleen dhowr dal oo Afrikaan ah