Maxay booqashada madaxweyne Xasan Sheekh ka bedeli kartaa xaaladda Galmudug?

Booqashada Xasan Sheekh ee Galmudug

Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waana maamul goboleedkii labaad ee uu socdaal ku tago tan iyo markii la doortay.

Qaar ka mid ah dadka ku nool Galmudug ayaa rajo ka muujinaya safarka madaxweynaha iyo inuu wax ka tarayo wax ka qabashada dhibaatooyin gobolka ka jira.

Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay booqashada madaxweyne Xasan Sheekh ka bedeli kartaa xaaladda Galmudug?