Maxaa sababay is-casilaadda guddoomiyihii guddiga doorashada Somaliland?

Riyo Raac

Gudoomiyihii Gudidda Doorashooyinka Somaliland Abdirashiid Maxamud Riyoraac ayaa xalay is-casilay iyadoo uu VOA da uu u xaqiijiyey iscasilaadiisa.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa sababay is-casilaadda Riyo-raac?