Xukuumadda Somaliland ayaa hor istaagtay mudaharaad ay wadeen mucaaradku iyo falcelinta mucaaradka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo Gud. Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe

HARGEYSA - Waxaa Somaliland ka taagan muran siyaasadeed oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka madaxtooyada iyo furista ururada siyaasadda, iyadoo aanu illaa haatan muuqan wax tanaasul ah oo u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka.

Haddaba weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan ku eegaya is-maandhaafka u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka ee la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo furista ururada.

Your browser doesn’t support HTML5

Muranka Doorashada Somaliland