Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Somaliland ee Barwaaqo Dr. Maxamed Abdi Gaboose ayaa ka hadlay gudidda diiwangalinta ururada siyaasada kuwaasi oo 4 xubnood oo ka mid ah uu baarlamaanku shalay ansixiyey.
Khadar Maxamed Cakule ayaa shir jaraa’id oo qabtay kadib waraysi la yeeshay Dr. Gaboose.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Dr. Gaboose oo ka hadlay diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed