Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhashay ama ku koray qurbaha ayaa ka mid ahaa Soomaalida indhaha ku heysa doorashada maanta ka dhaceysa Soomaaliya. Warbixintaan waxaa inoo diyaariyay, wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhari.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso warbixinta