Bandhigga VOA: Arrimaha laga filayo madaxweynaha la dooranayo ee Soomaaliya

Doorashada

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha laga filan karo madaxweynaha ku guulaysta doorashada madaxnimada Soomaaliya ee loo ballansan yahay 15-ka May 2022-ka. Waxaa inoo soo diyaariyay halkanna kasoo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Arrimaha laga filayo madaxweynaha la dooranayo ee Soomaaliya