Ciidamada Jublanad oo fuliyey howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Al-Shabab Al-Shabaab

Al-Shabab Al-Shabaab

Saraakiisha ciidanka Jubbaland ayaa ka hadlay howlgal ay xalay ka fuliyeen galbeedka magaalada Kismaayo, kaasi oo lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, halkaasi oo iska horimaad uu ka dhacay.

Maamulka Jubaland saraakiil u hadlay ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaalkaasi oo ay ciidankooda ku qaadeen fariisinka ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Ceelcad.

Gaashaanle Deeqoow Cabdi Nuur Maxamed ayaa dagaalkan uga warramay wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Jublanad oo fuliyey howlgal ka dhan ah Al-Shabaab