Madaxweyne Muuse Biixi oo jeediyey khudbadda sanadlaha ee dastuuriga ah

Muuse Biixi

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta labada gole sharci-dejinta Somaliland ka hor jeeediyay khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd.

Muuse Buuxi ayaa khudbaddiisa uga hadlay doorashooyinka, mushaharka ciidamada, siyaasadda arrimaha dibedda iyo qodobo kale.

Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan kasoo dirtay Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Muuse Biixi oo jeediyey khudbadda sanadlaha ee dastuuriga ah