Warbixino ku saabsan sida ay u ciideen Soomaalida dalka iyo caalamka

Ciidda

Dunida Muslimka ayaa waxaa maanta ka billowday dabaal-degga maalinta koowaad ee Ciid Al-Fitri, ama ciidda soon-fur. Malaayiin ruux oo Soomaali ah ayaa farxaddan ka qeyb qaadanaya.

Waxaan idiin soo gudbineynaa warbixino kala duwan oo inooga yimid magaalooyin badan oo Soomaalidu degto oo Soomaaliya iyo caalamkaba ah.

Waxaa magaalooyinka aan warbixinada idin kaga hayno ka mid ah Muqdisho, Boosaaso, Gaalkacyo, Jabuuti, Jigjiga, Dhadhaab, iyo Nairobi, warbixinaas oo ay soo kala direen weriyayaasheena, Cabdicasiis Barrow, Faaduma Yaasiin, Cabdiwaaxid Macallin, Ramadaan Muuse, Maxamed Gaataa, Cabdisalaan Salas iyo Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Boosaaso

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Gaalkacyo

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Jabuuti

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Jigjiga

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Dhadhaab

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Nairobi