Martida Makrafoonka: Dhameystirka Doorashada Soomaaliya

  • Ridwan Abdiwali

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xassan Cabdi Xeyle oo ah falanqeeye arrimaha Soomaaliya. Waxa uuna ka hadlayaa dhameystirka doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo waxa laga filan karo doorashada harsan ee madaxweynaha. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka