Salaad roob-doon ah oo laga tukaday Somaliland

Salaado roob doon ah ayaa maanta laga tukaday Somaliland iyadoo deegaano badan oo kuwa Soomaalida ah weli ay ka jirto abaar daran oo saamaysay dad iyo duunyaba.

Warbixintan waxaa Hargaysa ka soo dirtay Sagal Mustfae Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Salaad roob-doon ah oo lagu oogay Somaliland