Musharraxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo Hadlay

xildhibaanada

xildhibaanada

Musharrixiinta u tartamaya guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta khudbado u jeediyey xubnaha aqalka ee ay doonayana in ay codkooda siiyaan doorashada dhici doonta 27-ka bishan. Warbixintan waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Khudbadaha Musharraxiinta Guddoonka Baarlamaanka