Bandhigga VOA: Isticmaalka maandooriyaha oo kusoo badanaya Soomaaliya

Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay Isticmaalka maandooriyaasha oo kusoo badanaya magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Isticmaalka maandooriyaha oo kusoo badanaya Soomaaliya