Hargeysa: Wariyeyaal saddex cisho xiran oo maxkamad la hor keenay

Somaliland Journalists

Maxkamadda Magaalada Hargeysa ayaa maanta waxaa la horkeenay 13 wariye oo ka tirsan wariyeyaasha warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgala Somaliland. Wariyeyaasha ayaa muddo saddex cisho ah lagu hayay Saldhigga Dhexe.

Wariyaha VOA, Sagal Mustafe Xassan, ayaa warbixintan Hargeysa ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wariyeyaal la soo taagay maxkamad ku taalla Hargeysa