ILEYSKA VOA: Saameynta maskaxeed ee weriyayaasha ay ku reebaan soo tebinta colaadaha

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan saameynta maskaxeed ee dhacdooyinka argagaxa leh ay ku reebaan weriyayaasha wararka kasoo tabiya dagaallada iyo qaraxyada.. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Saameynta maskaxeed ee weriyayaasha ay ku reebaan dhacdooyinka argagaxa leh