Caalamka Muslimiinta Canada oo wada dadaallo looga hortagayo Islaam naceyka March 30, 2022 Toronto — Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Canada ayaa wada dadaallo lagu xaqiijinayo sidii wax looga qaban lahaa falalka la xiriira Islaam naceybka ee ka dhaca dalkaas, kadib markii la bartilmaameedsaday dad Muslimiin ah. Wariyaha VOA-da Hussein Nuur Xaaji ayaa warkan kasoo direy Toronto. Your browser doesn’t support HTML5 Muslimiinta Canada oo wada dadaallo lagag hortagayo Islaam naceyka