ILEYSKA VOA: Maxaa kordhiyey weerarada shaqsiyaadka is-miidaamiya ee Al-Shabaab?

Qarax

Qarax

Barnaamijka Ileyska VOA, waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta ay Al-Shabaab u kordhiyeen weerarada is-miidaaminta ah ee ay fuliyaan shaqsiyaadka isku soo xira walxaha qarxa. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Maxaa kordhiyey weerarada shaqsiyaadka is-miidaamiya ee Al-Shabaab?