Soomaalida ku cusub qurbaha iyo xirfadaha shaqqa abuurka

SWISS-EU/

Tira badan oo dhalinyarada Soomaalida ah ee ku cusub dalka Switzerland ayaa sanadkan ka qalinjabiyay dugsiyada lagu barto xirfadaha lagu shaqaysto. Arrintan ayaa hoos u dhigtay shaqo la'aanta dhallinyarada Soomaalida ku heysay dalkan ay u raadsadeen nolol wanaagsan iyo shaqqo.

Xuseen Barre Aadan ayaa la xiriiray dhallinyaradan qaarkood, waxaana uu nooga diyaariyay warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyaro dhameystay xirfado shaqqo