Wareysi: Maxaa sababay in carruurta Soomaalida ee qurbuha ay si fudud ku bartaan maandooriyaha?

Dr.Aweys Cabdi Cumar 

Dhalinyaro badan oo Somali ah ayaa xabsiyada waddamada Galbeedka ugu jira sababo la xiriira dambiyo ay u horseeday isticmaalka maandooriyaha, iyaoo ay waadlidiinta Soomaaliduna ay walaac weyn ka muuijyeen arrintan.

Haddaba Dr. Aweys Cabdi Cumar oo ah dhaqtar guud oo Soomaliyeed, kana hawlgala xarumaha caafimaadka ee gobolka galbeedka Australia ayaa daraasad ku sameyey sababaha ugu waaweyn oo ay dhalinyaradu ay xabsiyada ku mutaystaan.

Dr Aweys ayaa waxaa la kulmay wariyaha VOA-Ibrahim Cumar Baafo, waxana uu ugu horeyn weydiiyey waxa keena in dhalinyaradu ay marka hore bilaabaan isticmaalaan daroogada.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyarad qurbaha iyo maandooriyaha