Wicitaanka Dhageystaha: Batuulo Sheekh Axmed Gaballe

Batuulo Sheekh Axmed Gabale

Barnaamijkii Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qoondada haweenka Soomaaliyeed ee baarlamanka oo u muuqata mid aan sanadkan la xaqiijin karin. Waxaa marti ku ah guddoomiyaha Ururka Haweenka Qarabnka Soomalaiya Batuulo Sheekh Axmed Gaballe.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Batuulo Sheekh Axmed Gaballe