Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha kadib go'aankii Sacuudigu xayiraadda uga qaaday xoolaha Soomaalida

Sayladda Xoolaha ee Hargeisa

Sayladda Xoolaha ee Hargeisa

Qiimaha xoolaha lagu kala iibsado ayaa kordhay Sayladda xoolaha ee Hargasa kaddib markii Sucuudigu uu sheegay inuu xayiraaddi ka qaaday xoolaha Soomalida.

Warbixintan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Qiimaha xoolaha lagu kala iibsado oo kordhay