Wareysi: Taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay in awoodda Al-shabaab ay korortay

Stephen J. Townsend

Stephen J. Townsend

Wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka Carla Babb ayaa wareysi la yeelatay Taliyaha Ciidamada AFRICOM Gen. Stephen Townsend, isagoo ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira Afrika, sheegeyna in awoodda kooxda Al-Shabaab ay korortay.

Townsend ayaa tilmaamay in inkasta oo Washington laga aaminsaneyn in Al-shabaab ay awood u leedahay inay weerarro ka geysato gudaha Mareykanka, uu rumeysan yahay in kooxdu ay awooddo inay sidaasi sameyso.

Wareysigaasi, waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay in awoodda Al-shabaab ay korortay