Tababar lagu horumarinayo beeraleyda Koofur Galbeed oo Baydhaba ka socda 

Tababar lagu horumarinayo beeraleyda Koofur Galbeed ayaa ka socda magaalada Baydhaba, waxanaa lagu barayaa beeraleyda sidii ay u soo saari lahaayeen dalag faa’iido u leh noloshooda iyo tan dadka kale.

Warbxintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Tababarka beeraleyda Baydhaba