Maxay ku saabsan tahay booqashada Muuse Biixi ee Mareykanka?

Muuse Biixi

Wafti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u duulay dalka Maraykanka iyadoo la sheegay in waftiga ay qayb ka yihiin qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland.

Haddaba, Wasiirka warfaafinta ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Koore ayaa ka hor intii aanay ka duulin garoonka Cigaal ugu warramay Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga wasiirka warfaafinta Somaliland