Bandhigga VOA: Dumarka Soomaaliyeed oo la duudsiiyey xuquuqdooda siyaasadeed

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay sida dumarka Soomaaliyeed ay weli u la’ayihiin xitaa qoondada kuraasta baarlamanka ee ku xusan habraaca doorashada iyo heshiisyada doorashada ee siyaasiyiinta Soomaaliya ay ku heshiiyeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Dumarka Soomaaliyeed oo la duudsiiyey xuquuqdooda siyaasadeed