Xarunta ka hortagga tacadiyada haweenka Somaliland oo Hargeysa laga hirgeliyay

Hargeysa

Dalladda Haweenka Somaliland ee Nagaad ayaa sheegtay inay u hirgaliyeen Xarunta la socodka iyo wax kaqabashaa Tacadiyada haweeka ka dhanka ah, iyagoo xusay inay ka dhalatay xaruntani ka dib markii ay korodheen tacadiyada haweenka loogu geysto gudaha Somaliland.

Haddaba Agasimaha fulinta ee Nagaad Nafisa Yusuf Maxed ayaa uga warantay Khadar Maxed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta ka hortagga tacadiyada haweenka Somaliland oo Hargeysa laga hirgeliyay