Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa Sabtida maanta ah waxaa lagu qabtay doorashada 16 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay magaaladaasi.
Waa markii ugu horreysay ee goob qura lagu doorto xildhibaano tiradaasi la eg tan iyo markii ay bilaabatay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya.
Warkan waxaa Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashada 16 ka kursi ee baarlamaanka ee lagu qabtay Boosaaso