Madaxweyne Museveni "Soomaaliya iyo Uganda waa laba dal oo isku baahan" Wareysi

Wariyaha VOA-da Peter Clotty ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, waxaana Colotty madaxweynaha ugu horreeyn weeydiiyay kaalinta ay Uganda ka ciyaareyso xasilloonida iyo nabadda Bariga Afrika.

Wareysiga waxaa soo jeedinaya Ibraahim daandurey iyo Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya iyo Uganda waa laba dal oo isku baahan" Museveni