Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay xadhiga ka jaray boondadii (bridge) ugu horeeysey oo ka mid ah 7 Biriij oo qeyb ka ah mashruuca Berbera corridor kuwaasi oo ku yaala jidka u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa.
Haddaba, Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan ku eegaya halistii ay dadweynuhu kala kulmi jireen wakhtiga roobka dooxan hadda buundada laga dhisay.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin: Halistii dadweynuhu ku qabeen dooxa u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa