Wicitaanka Dhageystaha: Maxay yihiin caqabadaha keenaya dib u dhaca doorashada?

Ambassador Ahmed Safina

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka sida gaabiska ku socota ee baarlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa marti ku ah, Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya, Ambassador Axmed Safina. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur “Nuur Bukhaari.”

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha