Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta daah furay qalab cusub oo lagu hubinayo cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland kaasi oo Taiwan ugu deeqday.
Haddaba Gudoomiyaha Gudidda doorashada Cabdirashiid Maxamuud Riyo-raac ayaa uga waramay weriyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Taiwan oo qalab doorasho soo gaarsiisay Somaliland