Wareysi: Maxaa sababay kororka weerarada Al-Shabaab?

Al-Shabaab, ayaa dhawaan weeraro la beegsaday dhowr jaho oo Magaalada Muqdisho ah, waxa ayna burburiyeen saldhigga degmada Kaxda.

Hay’adda Hiraal oo ka faalloota Amniga iyo Argagixisada ayaa u sheegay VOA in Al-shabaab ay is abaabulayeen sanadihii ugu dambeeyay.

Kala qaybsanaanta siyaasadda iyo siyaasadaynta amniga ayaa sidoo kale keenay fursadda ay heleen xilligan.

Haddaba, wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa arinkan ka wareystey madaxa machadka Hiraal Hussein Macalin.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxaa sababay kororka weerarada Al-shabaab?