Somaliland: Shirkadaha Isgaarsiinta oo Hesiis Muhiim ah Gaaray

Hargeysa

Hargeysa

Shirkadaha isgaarsiinta Somaliland ee Telesom iyo Somtel ayaa markii ugu horeysay ku heshiiyey in ay isku furaan si ay u wada hadli karaan dadka isticmaalla taleefanNada labada shirkadood.

Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland ayaa VOA u sheegtay in heshiiskan uu ku hirgali doono muddo 40 cisho ah.

Haddaba Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Abdullaahi Sufi.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirkadaha isgaarsiinta ee Somaliland